Home Tafsiir Muxaadaro Qur'aan Siiro Kutub Contents Contact us

Gabayo Dhiirigalina

Home

 

GabayoDardaaran iyo Dhiirigalin ah

NoDhagayso GabaygaMagaca
01Allaah MahadleFaarax Abshir Bacadle
03Ardayga WanaagsanFaarax Abshir Bacadle
04Baryo SaatirMaxamuud Salb Waraabe
05CulumadaMaxamuud Salb Waraabe
06DaalibaanFaarax Abshir Bacadle
07Difaaca DiintaRaage Axmed
08Diinta Isku-XukumaMaxamuud Salb Waraabe
09Habaar MaraykankaFaarax Abshir Bacadle
10JihaadRaage Axmed
11Macaan BadanaaFaarax Abshir Bacadle
12MaxakamadahaFaarax Abshir Bacadle
13Qaadoow Adigaaleh2Faarax Abshir Bacadle
14Qaadoow AdigaalehFaarax Abshir Bacadle
15Qabriga DhibtiisaFaarax Abshir Bacadle
16Qabyaaladu DayrmaleMaxamuud Salb Waraabe
17Qurbahaa WadabadalayMaxamuud Salb Waraabe
18Salafka WanaagsanFaarax Abshir Bacadle
19SigaarkaFaarax Abshir Bacadle
20Soow GaranmaysidRaage Axmed
21Waan KahaajiriRaage Axmed
22Xuquuqul IinsaankaFaarax Abshir Bacadle
23Alle MahadiiFaarax Abshir Bacadle
   

 

Waa Qaadkii Oo Hadlaya, “Quud Awliyaad Haygu Odhaan Qaatil-Baan Ahaye] By: Caasha Luul Maxmuud Yuusuf


 

()

hadhwanaag 2009-01-15 (Hadhwanaagnews) Waxaan salaan qaliya hawada u soo marinyaa dhaamn shaqalaha hadhwanaagnews, waxaan kale oo salaamayaa dhamaan ummada rer somaliland meelkasta oo ay joogaan.

salaan ka bacdi waxaan idiin soo gudbinayaa tix Gabay ah oo la magac baxday [Quud Awliyaad Haygu Odhaan Qaatil-Baan Ahaye], Waxaanay soo baxday baxaday tixdani 13/01/2009

Qada gabaga waa taanan qorin qad iyo looxiiye
Ma qotominn maansoyinkan qaadi jiray waaye
Qa yuurkii murtida daayay oo waaban qoonsaday
Markii qaadkii loo hiilyaan qaadacoo jaraye
Waxse caawa igu soo qasaboo qaaf ka ii geeyey
Oon qaadan kari waayay waa qaan fariineede
Oo qaadku soo dhiibay baan soo qadimayaaye
Bal qabsada runbuu qeexayaa qaadka hadalkiisa.

Anigoo quruumaha roggoo qaaradaha dumiyay...................qaadka ka war gura !
Anoo qodax u dadshoo rag badan qaaxo ku higaagay
Anoo qoysas kii dumiyay iyo quruxdiii reerrahaba
Anigoo qiyaammada bariyo quud ninkale haysto
Anigoo xishood waa qaniye layga wada qaaday
Anigoo wanaag oodhan qubay qiimo lagu faano
Anigoo qasaaraha horkaca qubana maalkodhan
Anoo qiiq ku wada daara oo qarafna sii raacsha
Anoon qalin ku soo koobi karan qoon intaan geeysatay
Oo weliba qarinaaya baad qaali igu sheegatay
Oo qaar kaloo iga hurdaad siidhiga u qabatay
Qool laygu sii rooriyio qaare igu boobe
Qiil raadiska kala dhacayee haygu sii qayalin
Quud aawliyaad haygu oodhaan qaatil baan ahye.


Qudhun iyo waxan ahay intii laga qashaafaye ...............ogow wali jaadkiiba hadlayee
Qodka aan ku alaa runtii qayr ka dheerayahaye
Qaxar iyo dhibaatan ahiyo qoomamiyo ciile
Qiil qiilka noloshaan ahiyo quudka naarede
Qardo aan dhamaan iyo intaa qarow la toos kiisa
Qisaas odhan baa igu jirtiyo qawlka shaaydaanka
Qarni aan ka liitaba ma arag qaanca xumadayda
Qaraamaadka laysoo guraa waygu sii qaane
Qiil radskaa kala dhacyee haygu sii qaylin
Quud awliyaad haygu odhaan qaatil baan ahye.


Intaa aan qulqulad gaysatay iyo qodobyo waawayn ba
Ama aan god hooseba u qoday tiro ma qaadayso
Inta quusta laga taagan yahay tiro ma qaadayso
Inta waali loo qirayo ee qubay hu'gii oodhan
Ma qiyaasi karayoo anaa qaadan kari waayay.
Qafil baan ku xidhay wiilashii quruxda waynaaye
Qolfoof baan ka wada dhiigay raggii qarada waynaaye
Qoobab duur lamooday waddada qararfaleeyane
Qalow baan ka wada tuuray iyo qar iyo buur dheer
Waatay is wada qoonsadeen qaadka awagiiye
Quud awliyaad haygu oodhaan qaatil baan ahye

Anoon hadalka wada qawinayn qurxda weedhayda
Cabashadu qarany soo jirtoo waa la qirayaaye
Ku qabooba qaadkii dhamaan waa la qubayaaye
Qafaal baan udirynaa qofkii qaata dabadeene
Qolal kii mandheeraynu gayan qaabad xumadisa



Wabilaahi Tawfiiq

Caasha Luul Maxmuud Yuusuf
Email: caisha123@hotmail.com)
London/UK
 

 

 

 

 

Home

Tafsiir Interactive

Qur'aan Self-Study

Dadka Isqarxiya

Baro Diinta Live Macalin Adoo Gurigaaga jooga

Islamic Links

Islamichomeacademy.com

ISFA Students

Abubakor Islamic

Boqolsoon

Duruus

Qardhaawi

Maxamed Umal

Maktabad

Fadxulsalaam

Naseexo

Nasiixa

SomaliQuraan.com

Warfawebsite

Quranmp3.net

Islam Web

Islam Way

 

 

 

free-website-hit-counters.com
Website Visitors
Home
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu.                                               
Copyright© 2007-2009 Alimuse.com/                                         
09/05/2012 08:59:56