Home Up Tafsiir Muxaadaro Qur'aan Siiro Kitaabo Contents Contact usQabyaaladda1

Home
Up

Maxaa Sababay in Soomaalidu Qabyaaladda ku Dhaqanto?

 Dhaqankii Miyiga ee Jaahilnimada:

 Shaki ma laha, in dadka soomaaliyeed ay qabyaaladda ku dhaqmaan kuna soo dhaqmi jireen waligood. Laakiin ma odhan karo, waa umada keliya ee qabyaaladda ku dhaqantaa kuna soo dhaqmi jirtay ee maanta adduunyada ku nool ama afrikaba degan. Waayo, hab dhaqameedkan waxay soomaalidu la wadaagtaa, umada kale oo la daris & diinba tahyay iyo weliba waddamada soo koraaya intooda badan.

 Waxaase in la isweydiiyo mudan, maxaa u sabab ah, in ay soomaalidu qabyaaladda ugu dhaqanto ama ay u adeegsato; si aad u foolxun oo umadnimadeeda iyo Islaamnimadeedaba halis ku ah?  Maxayse qabyaaladdu uga xoogroonatay Diintooda & Dadnimadoodaba?.

 Jawaabtu kolley uma fududa sida su’aashu ay u muuqato. Balse aan isku dayno, in aan si caqligal ah u sababayno dhowr qodob oo la odhan karo waa u sal arintaas, oo ay ka midyihiin:

 1) Xaaladda joqoraafiyeed ee dhulka ay soomaalidu dagto oo cimilo ahaan qalafsan.

 2) Xoolaha (meesiyada) ay soomaalidu dhaqato siiba Geela;

 3) Abtirsiinta la abtirsanaayo, ee ah tirinta silsilada ama taxanaha magacyada awooweed ee qofku xafidaayo.

 4) Doorkii ay gumaystayaashu ka qaateen qabyaaladda & kobcinteeda ee ay beelaha kala qoqobeen.

5) Siyaasadayntii qabyaalada ee xukuumadihii hore ee soomaaliya gaar ahaan tii Siyaad Bare.

 6) Iyo Loolanka siyaasadeed ee reeraha waaweyn dhexyaal oo beryahan dambe sii soofeeyay qabyaalada.

 7) Ma’aadida diinta Islaamka oo dadka soomaliyeed badankooda ay afka uun katahay laakiin anay rabin inay si toosa ugu dhaqmaan, kana run sheegaan (micnaha xukun ka dhigtaan). Read more

Home
Up

Buuga Martida

Islamic Links

Altaqwaa

Aflax

Ahidaaya

Alxuseyni

Abubakar

Boqolsoon

Duruus

Daarulcilmi

Qardhaawi

Islamliveone

Maktabad

Naseexo

Nasiixa

Nuuruliimaan

Somalislam

Somali Sunah

Warfawebsite

Islam Web

Islam Way

 

 

free-website-hit-counters.com
Website Visitors
Home / Up
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu.                                               
Copyright © 2007 Alimuse.com/                                           
19/11/2008 18:14:34