Home Up Tafsiir Muxaadaro Qur'aan Siiro Kutub Contents Contact us

Ictikaafka Ramadaan

Home
Up

 

ICTIKAAFKA RAMADAANKA ( INAAD JOOGTO MASJID CIBAADEYSI DARTEED)

1267. Ibn Cumar A.K.R. waxaa laga soo weriyey in Nebiga (S.C.W.) ku ictikaafi jirey masjidka cibaadeysi darteed iyo Alle u go’id inta lagu jiro tobonka maalmood oo u dambeeya bisha Ramadaan. ( Bukhaari iyo Muslim)

1268. Caa’isha A.K.R. waxay sheegtay in Nebigu  (S.C.W.) uu si joogto ah ugu ictikaafi jirey masjidka cibaadeysi darteed tobanka maalmood ee u dambeeya bisha Ramadaan ilaa uu dhintay, geeridiisii  kaddib s.c.w. haweenkiisa baa sii waday icitikaafka.     (Bukhaari iyo Muslim)

1269. Abuu Hureyrah A.K.R. wuxuu yiri: Nebigu  (S.C.W.) wuxuu ku ictikaafi jirey  masjidka toban maalmood sannad kasta bisha Ramadaan, laakiinse sannadkii u dambeeyey ee noloshiisa wuxuu ku ictikaafay masjidka labaatan maalmood. (Bukhaari).

 

Allaah baan ka rajaynaa inuu inaga yeeloo kuwii waanada maqlah ee qaata oo ku dhaqma. 'AAMIIN.

Waxaa Soo Diyaarshay: Cali Muuse Jaamac

admin@alimuse.com

 

Home
Up

AM ISLAMIC MEDIA

English & Maths Course

Tafsiir Interactive

Qur'aan Self-Study

Dadka Isqarxiya

Baro Diinta Live Macalin Adoo Gurigaaga jooga

Islamic Links

Islamichomeacademy.com

ISFA Students

Abubakor Islamic

Boqolsoon

Duruus

Qardhaawi

Maxamed Umal

Maktabad

Fadxulsalaam

Naseexo

Nasiixa

SomaliQuraan.com

Warfawebsite

Quranmp3.net

Islam Web

Islam Way

 

 

 

free-website-hit-counters.com
Website Visitors
Home / Up
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu.                                               
Copyright© 2007-2009 Alimuse.com/                                         
31/07/2011 13:48:17