Home Up Tafsiir Muxaadaro Qur'aan Siiro Kutub Contents Contact us

Salaada Taraawiixda

Home
Up

 

FADLIGA SALAADDA TARAAWIIXDA EE LA TUKADADO BISHA RAMADAAN

1186. Abuu Hureyrah (A.K.R.) wuxuu yiri: ‘ Nebigu (S.C.W) wuxuu yiri: “ Qofkii u kaca inuu tukado salad taraawiix bisha Ramadaan, Imaan qab iyo ajar dalab dartood, waa loo dhaafaa wixii dambiyo (yar yar) horey uga dhacay.        (Bukhaari iyo Muslim

1187. Abuu Hureyrah (A.K.R.) wuxuu yiri: ‘ Nebigu (S.C.W.) waa ku guubaabin jirey dadka inay tukadaan Taraawiixda Bisha Ranmadaan, isagoo aan dadka ku adkeyneyn, ( si aan looga dhigin salad faral ah), wuxuu yiri: Qofkii u kaca salaad Taraawiix Bisha Ramadaan isagoo iimaan qab iyo ajar dalab dartood, waa loo dhaafi doonaa wixii dembiyo (yar yar ) horey uga dhacay).                (Muslim)

Fiiro Gaar ah: Fadliga iyo ahmiyadda salaadda taraawiixda ee la tukado bisha Ramadaan, waxay ku sugan yihiin axaadiista iyo falalka Nebiga S.C.W. laakiinse intii uu noolaa Nebiga S.C.W. lama adkeyn. Si ayan u noqon salaad faral ah. Laakiin markii uu dhintay Nebigu S.C.W. kaddib oo ay suushay baqdintii in faral laga dhigo. Cumar al-Faaruuq (Cumar bin Khaddaab) oo ay ku raaceen asxaabtii Nebiga baa u soo bandhigay salaad taraawiix ah ahaan oo sunno ah jamaaco ahaan loo wada tukado.

Cali Muuse Jaamac

admin@alimuse.com

Home
Up

AM ISLAMIC MEDIA

English & Maths Course

Tafsiir Interactive

Qur'aan Self-Study

Dadka Isqarxiya

Baro Diinta Live Macalin Adoo Gurigaaga jooga

Islamic Links

Islamichomeacademy.com

ISFA Students

Abubakor Islamic

Boqolsoon

Duruus

Qardhaawi

Maxamed Umal

Maktabad

Fadxulsalaam

Naseexo

Nasiixa

SomaliQuraan.com

Warfawebsite

Quranmp3.net

Islam Web

Islam Way

 

 

 

free-website-hit-counters.com
Website Visitors
Home / Up
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu.                                               
Copyright© 2007-2009 Alimuse.com/                                         
31/07/2011 13:48:17