Home Tafsiir Muxaadaro Qur'aan Siiro Kutub Contents Contact us

Home

Ka Baro Diinta Islaamka

ISFAACADEMY.NET

Live online Islamic courses

Home
Riyaadu Saalixiin
Ramadaan
Kutub Cusub Flash
Maqal & Muuqaal
Buluqul Maraam
Saxiixul Bukhaari
Caqiidatul Waasidiya
Cumdatul Axkaam
Lucmatul Ictiqaad
Qisasul Anbiyaa
Caruurta (Kids)
Xadiiss
Kajawaab Su'aalahan
Guurka
Islamic Live Courses
Dawlada
Afka Hooyo
Qabyaaladda
Su'aalo&Jawaabo
Kitaabka Salaadda
Caalamka Jinka
Usuulu Athalatha
Taariikhda Khulufada
Asxaabtii Rasuulka
Islaamka
Saddeda Asal
Download
Astaanta Qiyaamaha
Islamic Flash Books
Gabayo Dhiirigalina
Anaashiid Islaamiya
Hadith English
Xalinta Khilaafka
Somali Links

Hoyga Barashada Diinta Islaamka!

KHAYRKA AYNU ISU KAASHANO IYO SAMAANFALIDA

Markahore Mahad oo dhan waxay u sugnaatay Allaah, Naxariis iyo nabadgalyo korkiisa ha ahaato Rasuulkii Alle Muxammad S.C.W. Intaas kadib:

Alle kor ahaaye wuxuu yiri:

 " Khayraadka ku tartama" Suuradda al-Baqara: Aayadda 148.

Wuxuu kaloo yiri Alle weyne kor ahaaye:

" U tartama dambi dhaafka Rabbiggiin iyo Janno balleceedu le'egyahay cirarka iyo dhulka oo loo diyaariyey kuwa iska dhowra xumaha." Suuradda aali-Cimraan: Aayadda 133.

Abuu Hurayrah (A.K.R.) wuxuu yiri: Nebigu (S.C.W.) wuxuu yiri: Ku dadaala Camalka san, waqtina ha luminina aad ku sameyn kartaan camal suubban waxa imaan doona dhowaan fidmooyin iyo fasaad sida habeen madow ah oo qofka waagu u beryayo isagoo Mu'min ah, isagoo gaal ahna gabbalku u dhacayo, ama isagoo mu'min ah gabbalku u dhacayo, isagoo gaal ahna waagu u beryayo. Wuxuu diyaar qofkii u noqon inuu diintiisa siisto xoogaa wax adduun ah'. (Muslim).

Alle kor ahaaye wuxuu yiri:

" Kuwa daraadayo u dadaaley waxaan hubaashii ku hanuuninaynaa jidadkayaga, Allena wuxuu la jiraa samaanfalayaasha". Suuradda al-Cankabuut: Aayadda 69.

Wuxuu kaloo yiri Alle weyne kor ahaaye:

" Qofkii fala waxsaxar le'eg oo khayr ah waa uu Arkayaa'. Suuradda al-Zalzalah:Aayadda 7.

Wuxuu kaloo yiri kor ahaaye:

" Wixii aad Naftiinna u hormarisaanoo khayr ah, Alle agti baad ka helaysaan isagoo sii weyn oo sii khayr badan". Suuradda al-Muzammil: Aayadda 20.

 

 

Tafsiir, Muxaadaro, Qur'aan, Kutub, Xadiis, Videos, Audios, Siiro, Guurka, Arimaha Bulshada, Duruus iyo dhamaan Cilmiga Culimada Soomaaliyeed ee kaladuwan kala soco Alimuse.com iyo Alimuse.net.

Home
Riyaadu Saalixiin
Ramadaan
Kutub Cusub Flash
Maqal & Muuqaal
Buluqul Maraam
Saxiixul Bukhaari
Caqiidatul Waasidiya
Cumdatul Axkaam
Lucmatul Ictiqaad
Qisasul Anbiyaa
Caruurta (Kids)
Xadiiss
Kajawaab Su'aalahan
Guurka
Islamic Live Courses
Dawlada
Afka Hooyo
Qabyaaladda
Su'aalo&Jawaabo
Kitaabka Salaadda
Caalamka Jinka
Usuulu Athalatha
Taariikhda Khulufada
Asxaabtii Rasuulka
Islaamka
Saddeda Asal
Download
Astaanta Qiyaamaha
Islamic Flash Books
Gabayo Dhiirigalina
Anaashiid Islaamiya
Hadith English
Xalinta Khilaafka
Somali Links

Qur'aan Self-Study

My status

Sh.Muxammad Sh.Cumar Dirir

 Islamic Links

Isfa Online Academy

Sheekhdirir.com

Houseofquran.com

Duruus

Daarulcilmi.com

 

[Home] [Tafsiir] [Muxaadaro] [Qur'aan] [Siiro] [Kutub] [Contents] [Contact us]
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu.
                                              
Copyright© 2007 - 2020 Alimuse.com.                                                                
20/06/2020 07:49:14