Home Tafsiir Muxaadaro Qur'aan Siiro Kutub Contents Contact us

Home

Home
Ramadaan
Riyaadu Saalixiin
Islamic Flash Books
Buluqul Maraam
Saxiixul Bukhaari
Caqiidatul Waasidiya
Cumdatul Axkaam
Lucmatul Ictiqaad
Qisasul Anbiyaa
Guurka
Dawlada
Qabyaaladda
Su'aalo&Jawaabo
Kitaabka Salaadda
Caalamka Jinka
Usuulu Athalatha
Taariikhda Khulufada
Asxaabtii Rasuulka
Islaamka
Saddeda Asal
Download
Kajawaab Su'aalahan
Astaanta Qiyaamaha
Caruurta (Kids)
Gabayo Dhiirigalina
Anaashiid Islaamiya
Hadith English
Flash Video
Islamic Video
Xalinta Khilaafka
Somali Links

 

 

 

www.IslamicHomeAcademy.com

 أكا ديمية الاسلامية للعائلة الصومالية

 

KU SOO DHAWOOW SHABAKADA CUSUB EE WWW.ISLAMICHOMEACADEMY.COM

Waxaa Mahad iyo ammaan oo dhan iska leh Allahii barbaariyey caalamka oo dhan. Naxariis iyo Nabadgalyo rasuulkii alle ( صلى الله عليه وسلم ) korkiisa ha ahaato.

Dhamaan dadka Soomaaliyeed meelkasta oo ay adduunka ka joogan waxaanu idin ogaysiinaynaa inaanu idiin furay fursad qaaliya oo aan hore u jirin, taas oo ah in qofkasta iyo Qoyskasta oo soomaaliyeed aanu u diyaar garaynay sidii uu caruurtiisa iyo reerkiisa u barilahaa Akhrinta Qur'aanka, Tajwiidka Qur’aanka, At-Tarbiyah Islaamiya iyo Dhamaan Cilmiga Diinta Islaamka isaga oo gurigiisa Jooga. Meel kasta oo uu adduunka kaga nool yahay. Machaddkan ISFA Wuxuu furan yahay 5 Billood waxaanu wax u dhignaa arday aad u tiro badan oo ka kala timid dhamaan dunida dacaladeeda laga soo biloobo Canada, America, Europe oo dhan, Africa, Dalalka Carrabta, Asia, Australia, New Zealand, Malasia iyo China.  Haddaba waxaad Qur'aanka iyo duruusta Diinta Islaamkaba baran kartaa adiga oo Fadhiga gurigaaga jooga waliba saacada aad rabto ee kugu haboon 24 ka saacadood marka laga reebo wakhtiga salaadaha.

1A. KOORSOOYINKA ARDAYDA BILOWGA AH (Siiba Caruurta)    

  • ·          Higaada Carabiga  {ا ب ت ث}

  • ·          Akhrinta Qur'aanka saxda ah (Xagga Carabka).

  • ·          Tajwiidka Qur'aanka.

  • ·          Xiftiga Qur'aanka.

  • ·          Luuqada Carabiga.

  • ·          Salaada  

  • ·          Caqiidada & Aasaaska Islaamka

  • ·          Al-Tarbiyah Islaamiya.

  • ·          Axaadiis iyo Duruus Nolosha quseeya Maalinkasta.

  • ·          Duruus Waalidiinta ah.

 

2B.  KOORSOOYINKA ARDAYDA QAYBTA LABAAD OO U BILOWDA SIDAN:

Maadada Caqiidada

Magaca kitaabka

اسم الكتاب

 

Kasfu shubuhaat

كشف الشبهات

1

Al waajibaat al mutaxatimah

الواجبات المتحتمة

2

Al usuul al salaasa

الأصول الثلاثة

3

Kitaab al tawxiid

كتاب التوحيد

4

Lumcatul ictiqaad

لمعة الإعتقاد

5

Qawaacidul muslaa

قواعد المثلى

6

Al caqiida al daxaawiyah

العقيدة الطحاوية

7

Maadada Fiqiga

Magaca kitaabka

اسم الكتاب

 

Al mabaadi al fiqhiya

المبادئ الفقهية

1

Matnul abu shujaac

متن ابي شجاع

2

Muqadamatul al xadramiya

مقدمة الحضرمية

3

Al yaaquut al nafiis

الياقوت النفيس

4

An waar al masaalik

انوار المسالك

5

Maadada Xadiiska

Magaca kitaabka

اسم الكتاب

 

Al arbaciin

الاربعين

1

Ibnu abii jamra

ابن ابي جمرة ( مختصر صحيح البخاري

2

Cumdatul axkaam

عمدة الأحكام

3

Riyaadu saalixiin

رياض الصالحين

4

Buluuqul maraam

بلوغ المرام

5

Tajriidu sariix

تجريد الصريح

6

Mukhtasar saxiixul muslim

مختصر صحيح مسلم

7
  • Siirada Rasuulkii Alle (S.C.W.)
  • Tafsiirka Qur'aanka iyo Culuumul Qur'aan.

Haddii aad xiisaynayso hadda  is diwaan gali oo buuxi foomkan Hoose.

QIIMAHA (FEE) KOORSOOYINKAN

No Maalmaha Lacagta/Fee
1 Arday 2 Maalmood asbuucii (2 days a week) $20 Bishii
1 Arday 3 Maalmood asbuucii (3 days a week) $25 Bishii
1 Arday 5 Maalmood asbuucii (5 days a week) $40 Bishii

Hadaba buuxi foomkan oo isdiwaan galai Registration Form  ama booqo www.Islamichomeacademy.com

 

Haddii aad rabto inaad na soo wacdo fadlan nagala soo xidhiidh tilifoonadan wixii faahfaahina:

Cali Muuse: +447931626199

Landline Tel:+442921250795

admin@islamicsomalifamilyacademy.com

 

 AM Tracker

Rate Us:


Home
Ramadaan
Riyaadu Saalixiin
Islamic Flash Books
Buluqul Maraam
Saxiixul Bukhaari
Caqiidatul Waasidiya
Cumdatul Axkaam
Lucmatul Ictiqaad
Qisasul Anbiyaa
Guurka
Dawlada
Qabyaaladda
Su'aalo&Jawaabo
Kitaabka Salaadda
Caalamka Jinka
Usuulu Athalatha
Taariikhda Khulufada
Asxaabtii Rasuulka
Islaamka
Saddeda Asal
Download
Kajawaab Su'aalahan
Astaanta Qiyaamaha
Caruurta (Kids)
Gabayo Dhiirigalina
Anaashiid Islaamiya
Hadith English
Flash Video
Islamic Video
Xalinta Khilaafka
Somali Links

Baro Qur'aanka

Buuga Martida

Dadka Isqarxiya

Baro Diinta Live Macalin Adoo Gurigaaga jooga

 

 

 

Islamic Links

Islamichomeacademy.com

 

Altaqwaa

Aflax

Ahidaaya

Alxuseyni

Abubakor Islamic

Boqolsoon

Duruus

Daarulcilmi

Qardhaawi

Islamliveone

Maxamed Umal

Maktabad

Naseexo

Nasiixa

Somal Islam.net

Somali Sunah

Warfawebsite

Quranmp3.net

Islam Web

Islam Way

 

 

free-website-hit-counters.com
Website Visitors
Home / Ramadaan / Riyaadu Saalixiin / Islamic Flash Books / Buluqul Maraam / Saxiixul Bukhaari / Caqiidatul Waasidiya / Cumdatul Axkaam / Lucmatul Ictiqaad / Qisasul Anbiyaa / Guurka / Dawlada / Qabyaaladda / Su'aalo&Jawaabo / Kitaabka Salaadda / Caalamka Jinka / Usuulu Athalatha / Taariikhda Khulufada / Asxaabtii Rasuulka / Islaamka / Saddeda Asal / Download / Kajawaab Su'aalahan / Astaanta Qiyaamaha / Caruurta (Kids) / Gabayo Dhiirigalina / Anaashiid Islaamiya / Hadith English / Flash Video / Islamic Video / Xalinta Khilaafka / Somali Links
Hoyga Barashada & Faafinta Diinta Islaamka, Kaalmaynta Dadka Raba inay Cilmiga Diinta Islaamka Bartaan & Baahinta Diinta Islaamka Weeye Hadafkayagu.                                               
Copyright© 2007-2009 Alimuse.com/                                         
27/05/2010 01:09:13